♤ DIGNIIN CAAFIMAAD OO KU SOCOTA DADKA XOOLO DHAQATADA AH ♤
♤ DIGNIIN CAAFIMAAD ♤ Waxaa dilaacay xanuun dilaa ah oo laynaya geela kuna fiday meela badan oo ka mida dhulka soomalidu dagto Waxaan kula talinayaa dad ka xoolo dhaqatada ah Inay ku baraarug sanaadaan khatarta naf iyo maal Ee ka dhalan karta xanuunkan dilaacay, waa in laga feejignaadaa neefka uu xanuunkani hayo in la qasho ama la maalo taasi waxay halis galin kartaa nolosha bini aadamka, Waana in neefka xanuunkan looga shakiyo laga karantiilaa xoolaha intooda kale ee caafimaadka qabta si khatarka cudurkan loo yareeyo insha allah, #abwaan Caydaruus Oday ✍️✍️✍️