XANUUN DILAA AH OO KA DILAACAY DHULKA HAWDKA SARE GEELANA DABAR GOYNAYA
#DIGNIIN
Waxaan kutalinayaaa dadka xoolodhaqatada ah ee ku nool
deegaanada uu soo gaadhay xanuunkan dilaaga ah ee Ku dhacaya Geela
Inay ka feejignaadaan dhibaatada uu u gaysan karo xanuunkani nolo aadamaha
Haddi neefka uu hayo xanuunkani ay Qashaan oo ay isticmaalaan hilibkiisa
Ama caanahiisaba,
Waxa loo baahan yahay in lagu baaraarug sanaado saamaynta cudurkan dilaaga ah
Waa in neefka uu xanuunkani soo rito laga karantiilaa xoolaha intooda kale ee
Caafimaadka Qabta si loo yareeyo fidi taanka xanuunkan,
Sidaan ka war Qabno xanuunkani wuxuu u fidayaa si xawli ah oo xawaare badan
Taasna waxa koos garaynaya xanuunkani waxa gudbinaya hawada
Inkasta oo aan wali wax macluumaada laga helin nooca cudurkan haddana
Waxaanka daree maynaa sida uu ugu sii baahayo deegaanada kale ee somalidu dagto
Waxaana loo baahan yahay inay dadka deegaanada uu cudurkani gaadhay dagani
Inay ka taxadaraan dhibaatada ka dhalankarta in la dhayalsado oo
La isticmaalo xoolaha cudurkan qaba hilibkooda iyo caana hoodab
Xoolahana waa in lakala karantiilaa .
#Abwaan_Caydaruus_oday ✍️✍️✍️



Comments
Post a Comment